Sidee Fahad Yaasiin ku helay dhalashada iyo Baasaboorka dalka Kenya? (Daawo Sawirro)

Dowlada Kenya ayaa baareysa sida uu mas’uul ka tirsan dowlada Fedaraalka Soomaaliya ku qaatay Baasaboorka iyo Kaarka Dhalashada Kenya ee loo yaqaan Kibandha, isagoo isticmaala marka uu u safrayo dibada. Wargeyska Daily Naition Mr. Fahad Dahir (Fahad Yaasiin) oo ah taliye ku xigeenka cusub ee Laanta sirdoonka Soomaaliya ayey saraakiil ka tirsan dowladda Kenya sheegeen … Continue reading Sidee Fahad Yaasiin ku helay dhalashada iyo Baasaboorka dalka Kenya? (Daawo Sawirro)